Day: January 28, 2019
-
England
DEG DEG: Chelsea iyo Manchester United oo qoorta la isku galiyay…..(Arag isku aadka wareega 5-aad ee FA Cup)
(England) 28 Jan 2019. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 5-aad ee FA Cup iyadoona qoorta la isku galiyay…
Read More » -
England
Mid ka mid ah halyeeyada Chelsea ah oo kala taliyay Callum Hudson-Odoi mustaqbalkiisa Blues
(Chelsea) 28 Jan 2019. Halyayga reer Holand iyo kooxda Chelsea Ruud Gullit ayaa kala taliyay da’ayarka reer England ee Callum Hudson-Odoi…
Read More » -
Spain
RASMI: Alvaro Morata oo ku biiray kooxda Atletico Madrid
(Atletico) 28 Jan 2019. Kooxda Atletico Madrid ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday daqiiqado kahor inay dhameystirtay saxiixa laacibka reer Spain…
Read More » -
Spain
Ferguson oo doortay kan fiican Diego Maradona iyo kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi
(Yurub) 28 Jan 2019. Tababaraha halyeeyga ah ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa u arka kabtanka kooxda Barcelona Lionel Messi…
Read More » -
Afrika
Maxamed Saalax, Mane iyo Xiddigaha kale ee MUSLIMIINTA ah Dartood oo dib loogu dhigay African Cup of Nations….(Ogoow Sababta Cajiibka ah ee ka dambeysa)
(Europe) 28 Jan 2019. Koobka Qaramada Afrika ayaa dib loo dhigay lix Maalmood sababo la xiriira Ciyaartoyda Muslmiinta ah dartooda…
Read More » -
France
“Ma niyad jabi doono la’aanta Neymar Jr”
(PSG) 28 Jan 2019. Difaaca kooxda Paris-St Germain Presnel Kimpembe ayaa ka hadlay sida uu uga xun yahay dhaawaca soo…
Read More » -
Spain
Bale oo BOQOLKA xiray
(Madrid) 28 Jan 2019. Gareth Bale ayaa xalay Real Madrid u dhaliyay goolkiisii Boqolaad ciyaartii ay 4-2 uga adkaadeen naadiga…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo goor dhow Loo Caleemo saari doono Laacibka ugu fiican……
(Spain) 28 Jan 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa la filayaa in xiliyada soo aadan uu guddoomi doono…
Read More » -
England
RASMI: Goorta la ciyaarayo Somali Super Cup oo la shaaciyay….(GoolFM oo Doorkan ka ciyaari doonta kulanka)
(Muqdisho) 28 Jan 2019. Xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliya ayaa si Rasmi ah u shaaciyay goorta la ciyaarayo Ciyaarta kala baxa…
Read More » -
Afrika
DEG DEG: Xulka Soomaaliya iyo Eritrea oo ku ciyaaraya Muqdisho…..(Goorma????)
(Muqdisho) 28 Jan 2019. Xiriirka Kubbada cagta dalka Eritrea ayaa ka soo jawaabay Codsi ka soo gaaray dhigiisa Soomaaliya kaa…
Read More »