Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Espanyol Vs Real Madrid

(La Liga) 27 Jan 2019. Kooxaha Espanyol Vs Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka La Liga ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Espanyol Vs Real Madrid:

Espanyol: Diego Lopez, Javi Lopez, Lluis Lopez, Mario Hermoso, Didac Vila, Leo Baptistao, Marc Roca, Sergi Darder, Alex Lopez, Sergio Garcia, Borja Iglesias.

Real Madrid: Courtois, Carvajal, Varane, Ramos, Reguilon, Modric, Casemiro, Kroos, Vazquez, Benzema, Vinicius Junior.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close