Kulamada Maanta la ciyaarayo FA Cup, Serie A, La Liga iyo Saacadaha dhankeena laga Daawan doono

(Yurub) 27 Jan 2019.Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamo aad u xiiso badan ee laga ciyaarayo tartamada kala duwan ee qaarada yurub, sida koobka FA Cupka ee dalka England, horyaalka Serie A iyo La Liga-ha dalka Spain.

Kooxaha dalka England ayaa isbuucan ka nasanaya kulamada horyaalka Premier League, laakiin taasi badalkeeda waxay ciyaarayaan koobka FA Cupka.

Manchester United, iyo Manchester City ayaa xaqiijiyay inay u gubeen wareega 5-aad koobka FA Cupka, halka Arsenal ay gabi ahaanba isaga hartay tartankan.

Laakiin caawa waxaa ciyaaraya ee laga war sugayaa sida ay noqon doonto natiijadooda kooxaha reer London ee Chelsea iyo Tottenham Hotspur.

Hadaba kulamada caawa laga ciyaarayo tartamada FA Cup, Serie A, La Liga, iyo Saacadaha dhankeena laga Daawan doono halka hoose kaga boggo:

FA Cup:

07:00 Crystal Palace Vs Tottenham Hotspur.

09:00 Chelsea Vs Sheffield Wednesday.

Serie A:

02:30 Chievo vs Fiorentina

05:00 Atalanta vs Roma

05:00 Bologna vs Frosinone

05:00 Parma vs SPAL

08:00 Torino vs Inter

10:30 Lazio vs Juventus

La Liga:

02:00 Real Valladolid vs Celta Vigo

06:15 Girona vs Barcelona

08:30 Athletic Bilbao vs Real Betis

08:30 Real Sociedad vs SD Huesca

10:45 RCD Espanyol vs Real Madrid

Gool FM.

 

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close