Valverde oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Barcelona uu ula safri doono kulanka ay habeen dambe booqan doonaan Girona

(Barcelona) 26 Jan 2019. Tababare Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Barcelona kaga qeyb galaya kulanka ay habeen dambe ku booqan doonaan kooxda Girona horyaalka La Liga.

Liiskan ayaa waxaa ku soo baxay magacyada 19 ciyaaryahan, ay ugu muhiimsan yahiin xidigaha Lionel Messi iyo Sergio Busquets, kuwaasoo seegay kulankii Copa del Rey ay guuldarada kala kulmeen kooxda Sevilla.

Xidigaha Samuel Umtiti iyo Ousmane Dembélé ayaa liiskan kaga maqan dhaawacyo kala duwan ay qabaan, halka Thomas Vermaelen uu kulankan diyaar u yahay.

Hadaba liiska xidigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay Valverde si ay kaga qeyb galaan kulanka habeen dambe ee Girona ayaa kala ah:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close