Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Arsenal Vs Manchester United

(England) 25 Jan 2019. Kooxaha Arsenal Vs Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka koobka FA Cup ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda kooxaha Arsenal Vs Manchester United:

Arsenal: Cech, Ainsley Maitland-Niles, Sokratis Papastathopoulos, Koscielny, Sead Kolasinac, Lucas Torreira, Granit Xhaka, Alex Iwobi, Aaron Ramsey, Aubameyang, Lacazette.

 Manchester United: Romero, Young, Lindeloef, Bailly, Shaw, Herrera, Matic, Pogba, Lingard, Sanchez, Lukaku

Gool FM:

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close