Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Real Madrid Vs Girona

(Copa del Rey) 24 Jan 2019. Kooxaha Real Madrid Vs Girona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka koobka Copa del Rey ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda kooxaha Real Madrid Vs Girona:

Real Madrid: Courtois, Carvajal, Ramos, Varane, Reguilon, Casemiro, Modric, Valverde, Vazquez, Benzema, Vinicius Junior.

Girona: Gorka Iraizoz, Jonas Ramalho, Bernardo, Marc Muniesa, Pedro Porro, Alex Granell, Douglas Soares, Fernandez, Borja Garcia, Lozano, Cristhian Stuani.

 Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close