DEG DEG: Chelsea oo Gacanta ku soo dhigtay Gonzalo Higuain……(Lambarkee loo Xiray)+SAWIRRO

(London) 23 Jan 2019. Chelsea ayaa la soo wareegtay weeraryahanka reer Argentina Gonzalo Higuain kaa oo heshiis amaah ah inta ka harsan kal ciyaareedkan ku joogi doona gegada Stamford Bridge.

31-jirka ayaa soo afjaray heshiiskii amaahda uu ku joogay Milan si uu Juvenutus uga soo biiro Chelsea.

Waxaa loo xiray Lambarka Inkaaran ee Chelsea No.9, wuxuuna yiri:

“Marka isku key soo bandhigtay fursada aan ugu biirayo Chelsea waxay noqotay inaan qaato.

“Waa koox aan markasta ka heli jiray taa oo leh Taariikh badan, Garoon Cajiib ah waxayna ka ciyaaraan Premier League, Horyaal aan had iyo jeer dooni jiray inaan ka ciyaaro.

“Waxaan iminka rajeynayaa in kalsoonida ay ii muujisay Chelsea aan garoonka ku siiyo, Ma sugi karo inaan bilaabo waxaana rajeynayaa inaan ula qabsado sida ugu dhaqsiyaha badan ee ugu Macquulsan.”.

SAWIRRO:

 Gonzalo Higuain completed his loan move to Chelsea on Wednesday

 Gonzalo Higuain will be at Chelsea on loan from Juventus for the rest of the season

 Chelsea completed the signing of Gonzalo Higuain on loan on Wednesday

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close