XARFAAN CULUS oo Hal Koox wada Camirta……(Robinho, Adebayor, Turan, Ba iyo xitaa…)..+SAWIRRO

(Turkey) 22 Jan 2019. Weeraryahankii hore ee Chelsea Demba Ba ayaa markii saddexaad ku soo laabtay horyaalka Turkiga kaddib markii uu amaah uga soo tagay kooxda reer Shiinaha ee Shanghai Shenhua.

Ba ayaa ku soo biiray  Istanbul Basaksehir halkaa oo ay horey u joogeen xarfaan waa wayn.

Kooxda reer Turkey oo hogaamineysa horyaalka dalkaasi ayaa waxay horey shaxdeeda ugu heysatay xiddigihii hore ee Arsenal Emmanuel Adebayor iyo Gael Clichy, sidoo kale waxaa u jooga Xiddigii hore ee Real Madrid, Milan iyo Man City Robinho, waxaa meesha ka marneyn laacibkii hore ee Barcelona iyo Atletico Madrid Arda Turan.

Haddaba EEG Xarfaanta meesha ku midoobay:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close