SAWIRRO: Kevin-Prince Boateng oo Tababarkiisii ugu horreeyay la qaatay Lionel Messi iyo xarfaantiisa Cusub ee Barcelona

(Europe) 22 Jan 2019. Barcelona ayaa dhawaan soo bandhigtay saxiixeeda Cusub ee Kevin-Prince Boateng kaa oo ay amaah inta ka harsan kal ciyaareedka kaga soo qaateen kooxda reer Talyaani ee Sassuolo.

Heshiiska ayaa waxaa qeyb ka ah in Barca ay 8 milyan kula wareegi karto.

Boateng ayaa noqday laacibkii ugu horreeyay reer Ghana ee ebid xirta maaliyada Barcelona wuxuuna sidoo kale noqday laacibkii 14-aad ee ka soo jeeda Qaarada Madoow ee Afrika ee ku soo biira naadiga reer Catalonia.

Waxaa loo xiray Lambarka 19-aad isagoona Tababarkiisii ugu horreeyay la qaatay Lionel Messi iyo xarfaanta kale ee kooxdiisa Cusub.

SAWIRRO:

Kevin-Prince Boateng gives a thumbs up as he heads out for his first training session

Barcelona's latest signing talks with Lionel Messi (right) and Jeison Murillo (centre)

The Ghana international warms up on a cold night at the club's training centre in Barcelona

Luis Suarez (right) limbers up for training as Boateng has a chat with his new team-mates

Boateng has a laugh with Ivan Rakitic (left) as they head out for training on Tuesday

Boateng has taken the No 19 shirt for the rest of the season

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close