Barcelona oo si rasmi ah saxaafada ugu soo bandhigtay laacibkeeda cusub ee Kevin-Prince Boateng + SAWIRO

(Europe) 22 Jan 2019. Kevin-Prince Boateng ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay heshiiska uu ku yimid kooxda Barcelona , kadib markii uu kaga soo biiray naadiga reer Talyaani ee Sassuolo.

Barcelona ayaa xaqiijisay inay heshiis la gaartay kooxda Sassuolo ee dalka Talyaaniga iyagoona amaah kaga soo qaatay laacibkii hore ee Milan Kevin-Prince Boateng inta ka harsan kal ciyaareedkan.

Heshiiska labada dhinac ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah inay 8-milyan kula wareegi karaan, kadib dhamaadka xili ciyaareedkan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close