BAL OGOOW: Kulamada uu Kevin-Prince Boateng ka hor yimid Kooxdiisa Cusub ee Barcelona iyo Goolasha uu ka dhaliyay

(Europe) 21 Jan 2019. Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay heshiis la gaartay kooxda Sassuolo ee dalka Talyaaniga iyagoona amaah ku qaadanaya laacibkii hore ee Milan Kevin-Prince Boateng  inta ka harsan kal ciyaareedkan, waxaana heshiiska qeyb ka ah inay 8-milyan kula wareegi karaan.

Boateng ayaa noqday laacibkii ugu horreeyay ee u dhashay dalka Ghana oo ku biira kooxda Barcelona.

Haddaba Laacibkii hore ee Milan iyo Tottenham ayaa 8-kulan horey uga horyimid kooxdiisa Cusub.

Wuxuu ka dhaliyay 2-gool isagoona sameeyay hal caawin, sidoo kale hal guul oo qura ayuu ka gaaray naadigiisa Cusub ee Barcelona.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close