Manchester City oo noqotay Kooxdii ugu horreysay YURUB ee…….

(England) 20 Jan 2019. Manchester City ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay Shanta horyaal ee ugu waa Wayn Yurub kal ciyaareedkan ee dhalisa 100-gool dhammaan tartamada.

Daafaca reer Brazil ee Danilo ayaa hogaanka u dhiibay kooxda Pep Guardiola ciyaarta ay iminka John Smith kula yeelanayaan kooxda Huddersfield Town.

Goolka ayaa ka dhigan kii 100-aad Man City kal ciyareedkan ka dhaliso dhammaan tartamada Yurub waana kooxda ugu horreysa ay sidaa sameysay 5-ta horyaal ee ugu waa wayn Qaarada Yurub.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close