SAWIRRO: Kaddib goolkii uu dhaliyay, Pogba oo Taageerayaasha u Caddeeyay in loo dhalay Canugiisii ugu horreeyay

(Manchester) 19 Jan 2019. Manchester United ayaa 2-1 ku suul daartay Brighton iyadoo uu Paul Pogba dhaliyay goolkiisii shanaad tan iyo sidii loo ceyriyay Jose Mourinho.

Xiddiga reer France in uu qaab ciyaareed fiican ku jiro waxaa u dheer in dhawaan loo dhalay ubadkiisii ugu horreeyay.

Pogba ayaa Taageerayaasha Old Trafford la wadaagay in canug loo dhalay kaddib markii uu goolka dhaliyay, isagoona u dabaal degay sida lagu garto marka ciyaartoyda wax loo dhalo.

SAWIRRO:

Paul Pogba baby Man Utd news Brighton

Paul Pogba baby Man Utd news Brighton

Paul Pogba baby Man Utd news Brighton

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close