SAFAFKA RASMIGA ah ee Arsenal vs Chelsea…..(Mesuto Ozil oo…….)

(London) 19 Jan 2019. Tababre Emery ayaa markale keydka dhigay kubbad qaabeeyihiisa Ozil ciyaarta ay wax yar kaddib la ciyaari doonaan kooxda Chelsea.

Blues ayaa iyana keydka dhigtay dhaliyahooda Morata iyagoona weerarka ku soo bilaabay, Hazard, Willian iyo Pedro.

Haddaba ee SAFAFKA labada dhinac:

ARSENAL:

CHELSEA:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close