Real Madrid oo soo xiratay Kaalinta 3-aad ee horyaalka La Liga kaddib guul wayn ay ka gaartay Sevilla…+SAWIRRO

(Madrid) 19 Jan 2019. Real Madrid ayaa guul wayn ka gaartay kooxda Sevilla oo marti ugu ahayd Bernabeu kaddib markii ay ku martay 2-0.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad, Real Madrid waxaa hogaanka u dhiibay xiddigeeda qadka dhexe ee Casemiro kaddib markii uu dhammeystiray kubbad kaga timid Sergio Reguilon.

Xiddiga ku guuleystay Ballon d’Or ee Luka Modric ayaa goolka labaad u dhaliyay Los Blancos dhammaadka ciyaarta.

Real Madrid ayaa kaalinta 3-aad kala baxday kooxda ay guul darada u saarisay ee Sevilla.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close