Goolkii Firmino oo Baal Dahabi ah u galay Liverpool…..(Muxuu uga dhigan yahay???)

(England) 19 Jan 2019. Liverpool ayaa guul wayn ka gaartay kooxda Crystal Palace iyadoona dheereysatay hogaanka Premier League.

Goolka uu Firmino u dhaliyay Reds kaa oo ahaa goolkii labaad ay ciyaarta dhaliyaan ayaa uga dhigan inay Anfield ku dhaliyeen goolkoodii 1000 ee Premier League.

Waxay noqdeen kooxda saddexaad oo sidaa sameysa oo waxaa ka horreeya Man United oo Kun gool ku dhalisay Old Trafford iyo Chelsea oo Stamford Bridge ku dhalisay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close