Day: January 19, 2019
-
England
Arsenal oo dib ugu soo laabatay kaalinta 5-aad, kadib markii ay guul muhiim ah ka gaartay kooxda Chelsea kulankii adkaa ee London Derby..+SAWIRRO
(Premier League) 19 Jan 2019. Kooxda Arsenal ayaa guul wayn ka gaartay dhigeeda Chelsea oo marti ugu ahayd Emirates Stadium, kulankii…
Read More » -
England
SAWIRRO: Kaddib goolkii uu dhaliyay, Pogba oo Taageerayaasha u Caddeeyay in loo dhalay Canugiisii ugu horreeyay
(Manchester) 19 Jan 2019. Manchester United ayaa 2-1 ku suul daartay Brighton iyadoo uu Paul Pogba dhaliyay goolkiisii shanaad tan iyo…
Read More » -
England
Klopp oo si cajiib ah kaga hadlay guushii ay ka gaareen Crystal Palace iyo bandhigii fiicnaa uu sameeyay Salah
(Premier League) 19 Jan 2019. Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay inuu horey u saadaaliyay in ay tahay ciyaar…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo TAARIIKH cajiib ah ka sameeyay Manchester United, kadib guushii ay ka gaareen Brighton
(Manchester) 19 Jan 2019.Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa galay taariikhda macalimiinta Red Devils, kadib guushii ay kaga gaareen…
Read More » -
England
Ma Maqashay in Mesut Ozil uu Xiisad adag ka dhex abuuray kooxda AC Milan!!……(Sidee wax u jiraan???)
(London) 19 Dis 2019. Mesut Ozil oo boos joogta ah weli ka heli la’ macalinka cusub ee Arsenal Emery ayaa…
Read More » -
England
Goolkii Firmino oo Baal Dahabi ah u galay Liverpool…..(Muxuu uga dhigan yahay???)
(England) 19 Jan 2019. Liverpool ayaa guul wayn ka gaartay kooxda Crystal Palace iyadoona dheereysatay hogaanka Premier League. Goolka uu Firmino…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo soo xiratay Kaalinta 3-aad ee horyaalka La Liga kaddib guul wayn ay ka gaartay Sevilla…+SAWIRRO
(Madrid) 19 Jan 2019. Real Madrid ayaa guul wayn ka gaartay kooxda Sevilla oo marti ugu ahayd Bernabeu kaddib markii…
Read More » -
England
Liverpool oo guul Dirqi ah ka gaartay Crystal Palace iyo United oo Weli la joojin la’yahay guulahooda…+SAWIRRO
( Premier League ) 19 Jan 2019. Liverpool ayaa guul ay ku dhibtootay ka gaartay Crystal palace markii ay kaga…
Read More » -
England
SAFAFKA RASMIGA ah ee Arsenal vs Chelsea…..(Mesuto Ozil oo…….)
(London) 19 Jan 2019. Tababre Emery ayaa markale keydka dhigay kubbad qaabeeyihiisa Ozil ciyaarta ay wax yar kaddib la ciyaari…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Real Madrid vs Sevilla
(La Liga) 19 Jan 2019. Kooxaha Real Madrid vs Sevilla ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka La…
Read More »