SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Arsenal vs Chelsea ka hor kulankooda habeen dambe….(Gunners oo la qadiyay)

(London) 18 Jan 2019. Arsenal oo dooneysa inay dib ugu soo laabato wadada guulaha ayaa habeen dambe Emirates ku marti galineysa kooxda Chelsea kulanka la magac baxa London Derby.

Gunners ayaa waxaa ku jira dhaawacyo badan waxayna dadaal xoogan ugu jirtaa sidii ay kaalinta afaraad u ceshan lahayd maadaama ay isku dhibco noqdeen Manchester United balse ay dhanka goolasha kaga horreyso.

Sporsmole ayaa shax isku dhaf ah ka sameeyay kulanka Arsenal iyo Chelsea, wiilasha Emery ayaana la qadiyay iyadoo labo xiddig oo qura laga siiyay shaxda.

EEG SHAXDA:

Combined XI: ARS vs. CHE

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close