ARAG: Safafka ay habeen dambe ku soo gali karaan Arsenal vs Chelsea…..(London Derby)

(London) 18 Jan 2019. Arsenal ayaa habeen dambe Emirates ku marti galin doonta kooxda Chelsea kulan xiiso leh oo qeyb ka ah Premier League.

Gunners ayaa isha kuheysa sidii ay wadada guulaha ugu soo laaban lahayd isla markaana u xajisan lahayd kaalinta afaraad kaddib markii ay Man United la soo simatay dhanka dhibcaha.

Kooxda Emery ayaa waxaa dhaawac uga maqnaan doona Henrikh Mkhitaryan, Rob Holding iyo Danny Welbeck.

Chelsea waxaa ka tagay Cesc Fabregas oo uga biiray Monaco, Alvaro Morata ayaa lagu wadaa inuu ka soo kabto dhaawac muruqa ah balse uma badna in lagu soo bilaabi doono.

Haddaba EEG SAFAFKA ay habeen dambe ku soo gali karaan Arsenal vs Chelsea:

GUNNERS:

Arsenal XI

BLUES:

Chelsea predicted XI GFX

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close