RASMI: Mousa Dembele oo ugu dambeyn soo afjaray waayihiisa Premier League…+SAWIRRO

(England) 17 Jan 2019. Mousa Dembele ayaa ugu dambeyn soo afjaray waayihiisa Premier League kaddib markii uu ka tagay Tottenham isagoona u dhaqaaqay naadiga Guangzhou ee ka dhisan horyaalka Shiinaha.

Xiddiga reer Belgium ayaa Spurs uga soo biiray naadiga Fulham sanadii 2012 wuxuuna u saftay 249 kulan mudadii uu la joogay.

11-milyan oo bound ayaa la sheegay inuu ugu dhaqaaqay kooxda Guangzhou.

Dembele ayaa waayihii dambe boos ka waayay Tottenham waxaana qadka dhexe kala baxay Harry Winks iyo Moussa Sissoko.

Laacibka reer Belgium ayaa durba la kulmay tababaraha kooxdiisa cusub kaa oo 31-jirka tusiyay adeegyada tababarka kooxda.

SAWIRRO:

 Mousa Dembele has joined Guangzhou R&F in a £11m switch from Tottenham

 The Belgian has been showed the club's facilities by his new manager Dragan Stojkovic

 Dembele featured in 249 games for Tottenham since joining the club from Fulham in 2012

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close