Day: January 17, 2019
-
England
“Aniga waan soo iibsaday Mohamed Salah ee ma aanan iibinin” – Mourinho oo ka hadlay qaabkii uu Salah kaga dhaqaaqay Chelsea
(Yurub) 17 Jan 2019. Macalinkii horey ee kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa iska indha tiray in Mohamed Salah uu…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo heshiis waqti dheer ku abaal marisay difaaceeda garabka bidix Andrew Robertson
(Liverpool) 17 Jan 2019.Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay qandaraaska u kordhisay difaaceeda garabka bidix ee…
Read More » -
Italy
Shabakada “Sky Sports” oo shaacisay xiliga ay sida rasmiga ah ugu dhawaaqi doonto Juventus heshiiska Ramsey
(Juventus) 17 Jan 2019. Sida laga soo xigtay wargeysyada talyaaniga, laacibka reer Weles ee Aaron Ramsey ayaa heshiis hordhac ah la…
Read More » -
England
“Solskjær wuxuu inoo sheegay xirfadihii uu isticmaalay marka uu….” _ Martial
(Manchester) 17 Jan 2019. Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Anthony Martial ayaa shaaca ka qaaday talada uu ka helay macalinka ku…
Read More » -
England
Chelsea oo dooneysa inay Gonzalo Higuin kala hortagaan Arsenal kulanka Sabtida….(Lambarkee loo xirayaa?)
(Europe) 17 Jan 2019. Chelsea ayaa la warinayaa inay heshiis amaah ah ilaa dhammaadka kal ciyaareedkan la gaartay Juventus kaa…
Read More » -
England
“War waxaa kuu Fiican inaad kooxda isaga tagto haddii kale.”.- Sheekada Ozil iyo Tababare Emery oo gaartay meeshii ugu Xumeyd
(London) 17 Jan 2019. Sheekada Mesut Ozil iyo tababare Unai Emery ayaa gaartay meeshii ugu xumeyd kaddib markii ay soo baxeen…
Read More » -
England
RASMI: Mousa Dembele oo ugu dambeyn soo afjaray waayihiisa Premier League…+SAWIRRO
(England) 17 Jan 2019. Mousa Dembele ayaa ugu dambeyn soo afjaray waayihiisa Premier League kaddib markii uu ka tagay Tottenham isagoona…
Read More » -
Italy
Muxuu uga dhigan yahay Juventus koobkii Super Cup oo ay Xalay ka qaaday AC Milan??
(Italy) 17 Jan 2019. Juventus ayaa xalay ku guuleysatay Italian Super Cup kaddib markii ay gool madi ah ku martay…
Read More » -
Italy
Ronaldo oo ka hadlay bar-tilmaameeka xiga ee kooxda Juventus kadib markii ay ku guuleysteen Italian Super Cup
(Juventus) 17 Jan 2019. Cristiano Ronaldo ayaa ku hogaamiyay kooxdiisa Juventus in ay ku guuleysato koobkeedii ugu horeeyay ee xili…
Read More » -
England
Kabtanka kooxda Liverpool Henderson oo cadeeyay waxyaabo ay isaga mid yihiin Salah iyo Suarez
(Liverpool) 17 Jan 2019. Waxay u muuqataa inay jirto waxyaabo ay isaga mid yihiin xidigaha Mohamed Salah iyo Luis Suarez, kuwaasoo…
Read More »