Day: January 16, 2019
-
Champ' League
Van der Vaart oo xushay shaxda ugu fiicnayd taariikhda kooxaha Real Madrid iyo Ajax ….. kahor kulankood wareega 16-ka Champions League
(Yurub) 16 Jan 2019. Laacibkii hore xulka qaranka Netherland ee Rafael van der Vaart ayaa doortay shaxda ciyaartoydii ugu fiicnayd taariikhda ee…
Read More » -
England
Pogba oo Saakay u Gooyay Tababarka Man United kaddib markii uu AABE noqday markii ugu horreysay, laakiin isaga iyo Gacalisadiisa weli……!!+SAWIRRO
(Manchester) 16 Jan 2019. Paul Pogba ayaa u gooyay tababarka Manchester United ee saakay kaddib markii uu aabe noqday markii…
Read More » -
Spain
“Ma ilaawi doono goolkeygii ugu horeeyay La Liga, xili kasta goolasha kulamada El Clásico waa kuwo gaar ah” Messi
(Barcelona) 16 Jan 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka dhawaajiyay sida uu ugu faraxsan yahay inuu gaaro goolkiisa…
Read More » -
England
James Milner oo doortay xidiga ugu fiican kooxda Liverpool, isagoo iska indho tiray Mohamed Salah
(Liverpool) 16 Jan 2019. Xidiga Liverpool James Milner ayaa doortay xidiga ugu fiican kooxdiisa Reds ilaa iyo haatan xili ciyaareedkan, isagoo…
Read More » -
Spain
Jordi Alba oo ugu dambeyntii go’aamiyay mustaqbalkiisa kooxda Barcelona, muxuuse ka yiri saaxiibkiis Messi?
(Barcelona) 16 Jan 2019. Difaaca kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa go’aamiyay mustaqbalkiisa garoonka Cump Nou, isagoo tilmaamay in uu rajeenayo…
Read More » -
England
“Innaga ayaa ku guuleysaneyna Premier League kal ciyaareedkan, waan HUBAA midaas.”.-
(England) 16 Jan 2019. Tartanka Premier League ee kal ciyaareedkan ayaa ah mid aad u adag oo xiiso badan iyadoo…
Read More » -
England
Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 16 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba…
Read More » -
Taariikhda
Wax ka Ogaaw Taariikh Kooban oo Ku saabsan Xirfada Cayaareed ee Goolhaye Petr Cech kaddib markii uu Shalay ka dhawaajiyay inuu ka fariisanayo Kubbada Cagta
( London ) 16 Jan 2019. Goolhayaha kooxda Arsenal Petr Cech ayaa ku dhaqaaqay inuu ka fariisanayo kubbada cagta marka…
Read More » -
Italy
Supercoppa Italia: Allegri oo kaga digay ciyaartoydiisa mid ka mid ah xidigaha Milan, isagoo dhinaca kale fariin u diray Cristiano
(Supercoppa Italia) 16 Jan 2019. Macalinka kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay in uu ku faraxsan yahay kulanka ay caawa…
Read More » -
England
“Aad ayaan u necbaa Cristiano Ronaldo, wuxuu burburiyay riyadeyda”
(Serie A) 16 Jan 2019. Difaaca kooxda Juventus Giorgio Chiellini ayaa qirtay sida uu u necbaa Cristiano Ronaldo oo haatan ay…
Read More »