SAWIRRO: Juventus iyo Milan oo gaaray dalka Sacuudiga ka hor kulankooda Berito ee Italian Super Cup

(Jeddah) 15 Jan 2019. Camaaliqada reer Talyaani ee Juventus iyo AC Milan ayaa gaaray dalka Sacuudiga halkaa oo ay berito ku ciyaari doonaan Italian Super Cup.

Kulanka ayaa ka dhici doona  King Abdullah Sports City Stadium ee magaalada Jeddah.

Haddaba DAAWO SAWIRRO xiddigaha labada koox oo gaaray Sacuudiga ka hor kulankooda berito:

 Miralem Pjanic and Paulo Dybala arrive in Saudi Arabia for the Italian Super cup

 Ronaldo is expected to be a big draw for the event

 

 Female fans are reportedly only allowed to watch the game in the stadium if they are accompanied by a male

 Massimo Allegri announced his 20 man squad to face AC Milan; Joao Cancelo is back in while both the injured Mario Mandzukic and Medhi Benatia are out

 Dybala is kitted out for the photo call

MILAN:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close