DEG DEG: Chelsea oo Wajaheysa Ganaax laga saari doono Garoonka….(Maxaa dhacay?)

(Europe) 15 Jan 2019. Chelsea ayaa wajaheysa ganaax laga saaro garoonka kaddib markii ay UEFA furtay baaritaano dacwad ka dhan ah kooxda reer England.

Taageerayaasha Blues ayaa wajahaya in ganaax laga saaro kulan Away ah oo Eurpe League kaddib markii ay saraakiisha UEFA ay fureen dacwad ka dhan ah taageerayaasha kooxda rer London.

Waxay ku hadaaqayeen erayo dhaceyb ah oo diinta Yahuuda intii lagu guda jiray ciyaartii Europe League ay Chelsea la yeelatay kooxda reer Hungarian ee Vida bishii December.

 Some Chelsea fans have been accused of bringing 'shame' on the club

Saraakiisha Blues ayaa ka fal celiyay falkaan ay ku kaceyn taageerayaasha isla markaaba iyagoona ku sheegay inay kooxda ceebeeyeen.

Laakiin imanka Chelsea ayaa wajaheysa ganaax ay u badan tahay in taageerayaasheeda laga saaro kulan Away ah oo Europe League kaddib go’aanka UEFA.

Kiiska dacwadan ayaa laga dhageysan doonaa magaalada Nyon 28-ka bisha Feebaraayo markaa ay Chelsea ciyaartay kulankeeda wareega 32-aad ee Europe League ay la yeelan doonto Malmo, waana usbuuc ka hor inta aan la sameyn jadwalka wareega xiga.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close