Day: January 15, 2019
-
England
RASMI: Xiddigii hore ee Liverpool Ryan Babel oo dib ugu soo laabtay Premier League….(Lambarkee loo xiray??)+SAWIRRO
(England) 15 Jan 2019. Laacibkii hore ee kooxda Liverpool Ryan Babel ayaa dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League kaddib markii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Garoonka Man United ee Old Trafford oo maaro looga la’yahay KAADI iyo Shaqaalaha oo bilaabay inay Kumbiyuutrada Xafiisyada ku daboolaan Bacaha Kaadida la isaga dhigo….(Sidee wax u jiraan!!!??)
(England) 15 Jan 2019. Saraakiisha garoonka Manchester United ayaa la dagaalamaya sidii ay u xakameyn lahaayeen Kaadi ka soo daadaneysa…
Read More » -
England
Ilaa goorma ayuu Garoomada ka maqnaanayaa Harry Kane???
(Tottenham) 15 Jan 2019. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa ku dhawaaqday faafaahinta dhaawacii Harry Kane ka soo gaaray inta lagu gudi jiray…
Read More » -
England
RASMI: Manchester City oo Gacanta ku soo dhigtay Saxiixeedii ugu horreeyay ee Suuqa bishan Janaayo….(Magaciisa iska sii baro)
(Europe) 15 Jan 2019. Kooxda xafidaneysa horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa gacanta ku soo dhigtay saxiixeedii ugu horreeyay…
Read More » -
England
Goolhaayaha kooxda Liverpool oo fariin qiiro leh u diray dhigiisa Petr Cech
(Premier League) 15 Jan 2019. Goolhaayaha reer Czech iyo kooxda Arsenal ee Petr Cech ayaa wuxuu ku dhawaaqay in kubada…
Read More » -
England
Yaya Toure oo xushay shaxda 11-ka ciyaaryahan ee ugu Wanaagsan uu la soo ciyaaray Waayihiisa ciyaareed….(SHAXDA oo dad badan ka YAABISAY)
(Yurub) 15 Jan 2019. Laacibka reer Ivory Coast ee Yaya Toure ayaa doortay shaxda ciyaartoydii ugu fiicnayd uu kasoo garab ciyaaray…
Read More » -
England
KA BOGO: Koobabka uu ku guuleystay iyo Rikoodhadii Gaarka ahaa uu sameeyay Goolhaye Petr Cech kaddib markii uu ku dhawaaqay inuu Ciyaaraha ka fariisanayo….+SAWIRRO XUL AH
(England) 15 Jan 2019. Rugcadaaga Premier League Petr Cech ayaa dhawaan ku dhawaaqay inuu ka fariisanayo kubbada cagta marka uu…
Read More » -
England
RASMI: Goolhaye Petr Cech oo ku dhawaaqay inuu ka fariisanayo Kubbada Cagta
(Arsenal) 15 Jan 2019.Goolhaayaha reer Czech iyo kooxda Arsenal ee Petr Cech ayaa wuxuu ku dhawaaqay inuu ka fariisan doono…
Read More » -
England
Klopp oo la kulamay wararkii ugu xumaa kahor kulanka soo aadan ay ciyaari doonto kooxda Liverpool
(Liverpool) 15 Jan 2019. Wargeyska “The Times” ee dalka England ayaa xaqiijiyay goor dhow ee maanta oo Talaado ah in…
Read More » -
England
WOOOOW CAJIIB: Goolhaye Ederson oo Goolka ku CAAJISAY ciyaartii Xalay ee Wolves isagoona QADKA DHEXE kula soo biiray Xiddiga Man City…(DAAWO)
(Manchester) 15 Jan 2019. Manchester City ayaa soo yareysay farqiga dhibcaha ee Liverpool kaddib markii ay 3-0 xalay uga adkaatay…
Read More »