Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Manchester City  vs Wolverhampton

(Premier League)  14 Jan 2019. Kooxaha Manchester City vs Wolverhampton ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda kooxaha Manchester City vs Wolverhampton:

Manchester City: Ederson, Walker, Stones, Laporte, Danilo, Fernandinho, David Silva, Bernardo Silva, Sané, Sterling, Jesus.

Wolverhampton: Patricio, Bennett, Coady, Boly, Otto, Doherty, Dendoncker, Neves, Moutinho, Jimenez, Jota.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close