Kadib TAARIIKHDII uu xalay ka sameeyay La Liga, Wargeyska “Mundo Deportivo” oo daabacay warbixin cajiib ah ee ku aaadan Messi

(La Liga) 14 Jan 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa xalay gaaray guul TAARIIKHI ah kadib markii uu dhaliyay goolkiisii 400-aad ee xirfadiisa horyaalka La Liga, wuxuun ahaa goolkii uu ka dhaliyay kooxda Eibar.

Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaartay kulankeeda 19-aad ee horyaalka La Liga, kadib markii ay 3-0 ku garaacday kooxda Eibar, waxana goolasha u kala dhaliyay 2 gool ee ah Luis Suarez iyo Lionel Messi.

Wargeyska Isbaanishka ah ee “Mundo Deportivo” ayaa daabacay qaabka uu u kala dhaliyay Lionel Messi goolashan 400 gaarsiisan, kuwaasoo ku kala yimid  435 kulan ee sida soo socota ah:

1 gool, 7 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2004-2005.

6 gool, 17 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2005-2006

14 gool, 26 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2006-2007

10 gool, 28 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2007-2008

23 gool, 31 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2008-2009

34 gool, 35 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2009-2010

31 gool, 33 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2010-2011

50 gool, 37 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2011-2012

46 gool, 32 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2012-2013

28 gool, 31 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2013-2014

43 gool, 38 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2014-2015

26 gool, 33 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2015-2016

37 gool, 34 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2016-2017

34 gool, 36 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2017-2018

17 gool, 17 kulan uu ciyaaray xili ciyaareedkii 2018-2019

Goolkiisii 100-aad wuxuu ka dhaliyay kooxda Almería bishii November 2010

Goolkiisii 200-aad  wuxuu ka dhaliyay kooxda Osasuna bishii January 2013

Goolkiisii 300-aad wuxuu ka dhaliyay kooxda Sporting de Gijón bishii February 2016.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close