Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Tottenham vs Manchester United

(Premier League)  13 Jan 2019. Kooxaha Tottenham vs Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda kooxaha Tottenham vs Manchester United:

Tottenham: Lloris, Trippier, Alderweireld, Vertonghen, Davies, Sissoko, Winks, Eriksen, Alli, Son, Kane.

Manchester United: De Gea, Young, Jones, Lindelof, Shaw, Matic, Herrera, Lingard, Pogba, Martial, Rashford.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close