Day: January 11, 2019
-
England
BAL EEG: Manchester United oo SHAXDEEDA ugu fiican ku soo galeysa kulanka Axada ee Tottenham
(England) 11 Jan 2019. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa axada mari doona tijaabadiisii ugu adkeyd tan iyo sidii uu xilka ugu…
Read More » -
Spain
Kaddib markii lagu dhawaaqay kooxda Sanadka ee UEFA….(Ogoow waxa ay uga dhigan tahay Real Madrid iyo Barcelona)
(Europe) 11 Jan 2019. Waxaa dhawaan lagu dhawaaqay kooxda sanadka ee UEFA iyadoona micno wayn u sameysay kooxaha tunka wayn…
Read More » -
England
RASMI: 5-sano kaddib Cesc Fabregas oo ka tagay Chelsea….(Laacibka oo durba ka hadlay waxa uu u qabanayo kooxdiisa Cusub)
(England) 11 Jan 2019. Xiddiga qadka dhexe Chelsea Cesc Fabregas ayaa ku biiray kooxda reer France ee Monaco isagoona qalinka…
Read More » -
Champ' League
Kooxda Sanadka EE UEFA oo lagu dhawaaqay, Xiddigo waa wayn oo Safka laga waayay iyo Chelsea oo 2-xiddig ku yeelatay
(Europe) 11 Jan 2019. Waxaa la soo saaray kooxda Sanadka ee UEFA 2018 iyadoo codka ugu badan uu helay Luca…
Read More » -
England
Macalinka iyo laacibkii ugu fiicnaa horyaalka Premier League ee bishii December oo lagu dhawaaqay
(Premier League) 11 Jan 2019. Shabakada rasmiga ah ee horyaalka Premier League ayaa lagu shaaciyay in macalinka kooxda Liverpool ee…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo si kulul u weeraray kooxda reer Germany ee Bayern Munich
(Chelsea) 11 Jan 2019. Macalinka Chelsea Maurizio Sarri ayaa wuxuu weerar ku qaaday kooxda reer Germany ee Bayern Munich, sababa la…
Read More » -
England
“Bilaawashadiisa way iga fiican tahay aniga” – Guardiola oo amaan kala dul dhacay tababare Solskjær
(Manchester) 11 Jan 2019. Macalinka reer Spain ee kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa amaanay tababaraha ku meel gaarka ah Manchester…
Read More » -
England
“Harry Kane waa gooldhaliye aad u wanaagsan, laakiin waxaan heystaa labo asaga la mid ah” – Tababare Solskjær
(Manchester) 11 Jan 2019.Tababaraha ku meel gaarka ah ee kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa shaaca ka qaaday in…
Read More » -
England
SAWIRRO: Manchester United oo dib ugu soo laabatay Ingiriiska xilli la xaqiijiyay in Pogba uu…..
(England) 11 Jan 2019. Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay Ingiriiska kaddib tababar iyo qoraxeysi oo ay maalimihii la…
Read More » -
Spain
Barcelona oo markale dalab qaali ah kasoo gudbisay xidig horey bar-tilmaameed xoogan ugu ahaa
(Barcelona) 11 Jan 2019. Sida laga soo xigtay wargeysyada kala duwan, Barcelona ayaa Chelsea u soo bandhigtay heshiis isweydaarsi ah…
Read More »