EEG: Kooxda Sanadka ee Qaarada Afrika oo la soo saaray….(Malala bar-bardhigi karaa Yurub iy America?)

(Africa) 09 Jan 2019. Waxaa lagu dhawaaqay laacibka Sanadka ee Africa iyadoo uu sanadkii labaad oo xiriir ah la tagay Maxamed Saalax waxaana labaad ku soo baxay saaxiibkii Sadio Mane.

Sidoo kale waxaa lagu dhawaaqay shaxda kooxda sanadka ee Afrika iyadoo ay weerarka ka wada ciyaarayaan wiilasha Premier League ee Maxamed Saalax, Mane iyo Aubameyang.

Waxaa sidoo kale shaxda ku soo baxay xiddigaha kale ee reer Africa ee ka qaraabta Ingiriiska Serge Aurier, Eric Bailly, Naby Keita iyo Riyad Mahre.

Haddaba EEG KOOXDA SANADKA ee Afrika:

 Seven Prem players made the African Team of The Year

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close