“Wuxuu ahaa Carruurta Kubbada Soo qabta’.. Iminkana wuxuu Garoon la galayaan Isco !!! Wax ka Ogaaw Sheekada Qarsoon ee Saxiixa Cusub Real Madrid ?

( Marid ) 08 Jan 2019. Brahim Diaz ayaa dhameystiray riyadiisa uu ugu biiray Real Madrid subaxnimadii Isniinta.

Sida ugu dhaqsiyaha badan ayuu ku noqday laacib caan noqday isagoo xiran doona maaliyada  Los Blancos kaddib markii 19-jiraan uu si rasmi ah kaga mid noqday kooxda caasimada Spain.

Wuxuu soo bandhigay xiddigan Sawir hore xilligaa uu ahaa carruurta kubbad soo qabta ee loo yaqaan “ball boy” isagoona eegayada saxiibkiisa cusub ee Isco, oo waqtigaa Malaga u cayaarayay iyo  Santi Cazorla.

Diaz wuxuu ahaa carruurta kubbad soo qabta ee kooxda Malaga, hakaa uu Isco kamid ahaa kooxdaa  intii dhaxeysay 2011 iyo 2013 ka hor inta uusan u dhaqaaqin Los Blancos.

Brahim Diaz was a ball boy at Malaga when new Real Madrid team-mate Isco played there

Sawirka, oo uu soo dhigay November 2016, ayaa waxaa la socday: Waxaan mar walba doonayay inaan noqdo xirfadle kubbada cagta ah’.

Diaz wuxuu ahaa mid ku faraxsanaa iney soo bandhigaan Real Madrid kaddib markii uu ugu biiray heshiis £22m uu kaga soo dhaqaaqay Manchester City.

Inkastoo kaliya 49-daqiiqo uu cayaaray Premier League intii lagu guda jiray waqtigiisa England, Real ayaa lacago kasha kula soo wareegtay da’yarkan tayada leh ee reer Spain.

Shan sano ayuu ku qaatay kooxda da’yarta City halkaa uu kasoo baxay, isagoo ku biiray Malaga laakiin wuxuu soo laabtay 2013 xilligaa uu ahaa 14-sano jir.

Diaz, kitted out in the famous Los Blancos strip, poses out on the pitch at the Bernabeu

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close