Day: January 8, 2019
-
England
SAFAFKA RASMIGA ah ee Tottenham vs Chelsea…..(Lugta hore ee Semi-Final ka Carabao Cup)
(England) 08 Jan 2019. Tottenham ayaa Wembley ku marti qaadeysa Chelsea daqiiqado yar kaddib lugta hore ee afar dhammaadka Carabao Cup. Labada…
Read More » -
England
Liverpool oo la timid MAR-MARSIYO YAAB LEH kaddib guul daradii Man City iyo Pep Guardiola oo ku QOSLAY…!!
(England) 08 Jan 2019. Liverpool ayaa la timid mar-marsiiyo la yaab leh kaddib guul daradii 2-1 ay kala kulmeen kooxda…
Read More » -
England
SAWIRRO XUL AH: Pogba oo dib ula midoobay saaxiibadiisa iyo tababare Solskjaer oo rajeynaya in…
(Dubai) 08 Jan 2019. Paul Pogba ayaa ugu dambeyn dib ula midoobay saaxiibadiisa Manchester United ee tababarka iyo qoraxeysiga u…
Read More » -
England
Bayern Munich oo sare u qaaday qiimaha ay Chelsea kaga dooneyso da’ayarkeeda Callum Hudson
(Bayern) 08 Jan 2019. Bayern Munich ayaa kor u qaadday qiimaha dalabkooda ay ku doonayaan xidiga da’ada yar ee Kooxda Chelsea…
Read More » -
England
Mauricio Pochettino oo ka hadlay waxa ka dhiman kooxdiisa Tottenham si ay ugu guuleysato koobab
(Tottenham) 08 Jan 2019. Macalinka kooxda Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino ayaa kasoo hor muuqday shir jaraa’id, kahor kulanka ay caawa kula…
Read More » -
England
DEG DEG: Goorta ay ciyaarayaan Chelsea iyo Tottenham oo ugu dambeyn lagu dhawaaqay
(London) 08 Jan 2019. Tottenham ayaa caawa marti galin doonta Chelsea lugta hore ee wareega afar dhammaadka Carabao Cup, laakiin lama…
Read More » -
England
Manchester United oo wada hadalo lama filaan ah la furatay Barcelona
(Europe) 08 Jan 2019. Manchester United ayaa la warinayaa inay wada hadalo la furtay kooxda Barcelona oo ku aadan sidii…
Read More » -
England
“Mourinho waa dhibaato socota” – Pogba
(Yurub) 08 Jan 2019. Mathias Pogba oo ah Paul Pogba walaalkiis ayaa ku eedeeyay macalinkii hore kooxda Manchester United ee…
Read More » -
England
Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 07 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo ka hadlay go’aankiisa kaga aadan bixitaanka laba xidig ka tirsan kooxda Chelsea
(Chelsea) 08 Jan 2019. Macalinka kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa wuxuu shaaca ka qaaday go’aamada ay Cesc Fàbregas iyo Callum…
Read More »