Arsenal oo Bishan Janaayo dooneysa in Aaron Ramsey ay Juventus uga soo badelato Laacibkan…

(Europe) 06 Jan 2018. Heshiiska uu Aaron Ramsey ku joogo gegada Emirates ee kooxda Arsenal ayaa dhacaya xagaagan, xiddiga reer Welsh ayaana la filayaa inuu ka tago Gunners kaddib markii ay bur-bureen wada hadaladii loogu kordhin lahaa qandaraaska.

Yeelkeede, Arsenal ayaan u ogolaan doonta Ramsey inuu bishan ku biiro Juventus kaliya haddii heshiiska qeyb looga dhigayo daafacooda Medhi Benatia.

Ramsey ayaa heshiis hor dhac ah la gaari kara koox Cusub oo ku biiro bisha June maadaama uu qandaraaskiisku ka harsan yahay lix bilood oo qura.

Image result for Ramsey and Medhi Benatia

Gazetta dello Sport ee dalka Talyaaniga ayaa warinaya in Arsenal ay ka fikiryso inay xayiraad saarto in Ramsey uu bishan ka tago ilaamaa ay Juventus heshiiska qeyb uga dhigto daafacooda Benatia.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close