Day: January 6, 2019
-
Spain
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Getafe Vs Barcelona
(La Liga) 06 Jan 2019. Kooxaha Getafe Vs Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor…
Read More » -
England
Chelsea oo dalab qaali ah ku dooneysa Cavani, si ay kaga dhigato badalka Álvaro Morata
(Chelsea) 06 Jan 2019. Wargeyska “Daily Mail” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda Chelsea ay bar-tilmaameedsaneyso saxiixa gooldhliyaha taariikhiga ah…
Read More » -
England
WAR CUSUB: Morata oo Dareensan inay si Xushamad Darro ah ula dhaqantay Chelsea, wuxuuna doonayaa inuu TALAABADAN qaado Bishan si uu uga Aarguto!!
(London) 06 Jan 2018. Alvaro Morata ayaa dhaliyay labadii gool ay Chelsea xalay uga adkaatay naadiga Nottingham Forest oo ay ugu soo…
Read More » -
England
Manchester City oo Goolal Roobka uga dhigtay Rotherham United….(Goolasha oo la kala qeybsaday)+SAWIRRO
(England) 06 Jan 2019. Manchester City ayaa si sahal ah ugu soo gudubtay wareega 4-aad ee FA Cup kaddib markii…
Read More » -
France
“Neymar waxaa heysata dhibaatada la mid ah mida Cristiano Ronaldo oo kale” – Dani Alves
(PSG) 06 Jan 2019. Daniel Alves ayaa difaacay saaxiibkiis Neymar Jr, kadib markii uu la kulmay eedeymo xoogan, sababa la xiriira…
Read More » -
England
Milkiile Roman Abramovich ma dooneyn inuu IIBSADO Chelsea ee wuxuu doonayay Arsenal….(Sidee wax u dheceen?)
(London) 06 Jan 2019. Milkiilaha Chelsea ee Roman Abramovich ayaa 16-sano ka hor iibsaday naadiga Chelsea balse ma ahayn qorshihiisa inuu…
Read More » -
England
Halyayga reer Weles ee John Toshack oo kala taliyay Ramsey inuusan ku celinin qalad uu horey u sameeyay Gareth Bale
(Yurub) 06 Jan 2019. Halyayga reer Weles ee John Toshack ayaa kala taliyay Aaron Ramsey inuusan sameynin qalad la mid ah…
Read More » -
England
“Kulanka Tottenham Hotspur waa imtixaankeyga ugu horeeyay” – Tababare Solskjær
(Manchester) 06 Jan 2019. Macalinka ku meel gaarka ah ee kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay kulanka horyaalka…
Read More » -
England
Arsenal oo Bishan Janaayo dooneysa in Aaron Ramsey ay Juventus uga soo badelato Laacibkan…
(Europe) 06 Jan 2018. Heshiiska uu Aaron Ramsey ku joogo gegada Emirates ee kooxda Arsenal ayaa dhacaya xagaagan, xiddiga reer…
Read More » -
England
“Ma fileyn inay waxaan oo dhan maanta dhacaan, Waxba kama dhihi karo waayo…”.- Fabregas oo si Gocasho leh u hadlay
(London) 06 Jan 2019. Cesc Fabregas oo kabtan xiran ayaa xalay kulankiisii ugu dambeeyay hogaamiyay Chelsea ciyaartii ay 2-0 uga…
Read More »