DAAWO: Fabregas oo OOYAY mar uu Macsalaameenayay Taageerayaasha Chelsea

(London) 05 Jan 2019. Cesc Fabregas ayaa ilinta ceshan waayay mar uu macsalaameenayay taageerayaasha Chelsea ciyaartii ay dhawaan Blues 2-0 uga adkaatay naadiga Nottingham Forest tartanka FA Cup.

Kubbad qaabeeyaha reer Spain oo rigoore cunay kulanka ayaa u muuqda inuu saftay kulankiisii ugu dambeeyay ee Chelsea oo waxaa lagu wadaa inuu ku biiro naadiga Monaco.

Mar la badelay oo uu macsalaameenayay taageerayaasha ayaa la arkayay isagoo ooynaya oo ilimada ceshan waayay.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close