Liiska Xiddigaha ugu TUUN-DHEERE saarista badan Premier League oo la soo saaray….(Ma Qiyaasi kartaa Laacibka Kaalinta 1-aad galay!!?)

(England) 04 Jan 2019. Waxaa la soo saaray Xiddigaha ugu Tuun dheere saarista badan Premier League sanadkii dhawaan idlaaday ee 2018 iyadoo uu si lama filaan ah kaalinta koowaad ugu soo baxay weeraryahanka reer Nigeria ee Alex Iwobi.

Iwobi ayaa Tuun-dheere ka saaray xiddigaha ka soo horjeeda Shan jeer wuxuuna ku soo baxay koowaad balse waxaa sidoo kale Shan jeer sidaa sameeyay weeraryahanka West Ham ee Felipe Anderson.

Image result for GUNNER TEASE YOU Arsenal star Alex Iwobi is the Premier League’s king of the nutmegs as top ten is revealed

Xiddiga ugu goolasha badan xagaagan Chelsea ee Eden Hazard ayaa saddexaad ku soo baxay kaddib markii uu afar jeer Tuun-dheere saaray waxaana kaalinta ku heysta dhaliyaha Man City ee Leroy Sane oo isna afar jeer saaray.

Haddaba EEG LIISKA xiddigaha ugu TUUN-DHEERE saarista badan Premier League:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close