Manchester United oo Weli sii wada guulaheeda…xilli Chelsea ay barbaro la dhaafi weysay Southampton..+SAWIRRO

( Premier League ) 03 Jan 2018. Manchester United ayaa guushii afaraad oo xariira gaartay kaddib markii ay 2-0 kaga badiyeen Newcastle.

Dheesha ayaa qeybta hore lagu kala maray 0-0, inkastoo labada dhinacba ay sameeyeen siku dayo goolkaa.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha labaad United ayaa dhan kasta kaga wanaagsaneed kooxda guriga waxaana u suura gashay iney qabtaan hogaanka kulanka.

Markii cayaartu socotay 64-daqiiqo Romelu Lukaku oo badal kusoo galay dheesha ayaa goolka daah furka u dhaliyay kooxdiisa xilli uu ahaa mid kaliya 38-sikin ku jiray garoonka.

Dhammaadka kulanka Marcos Rashford ayaa goolka labaad u dhaliyay Red Devils oo haatan gaartay guushii afaraad oo xariira tan iyo markii xilka tababare si kumeel gaara loogu magacaabay Ole Gunnar Solskjaer.

United ayaa weli ku jirta booska lixaad eek ala sareynta horyaalka waxayna lee yihiin 38-dhibcood iyagoon kaalinta afaraad u jira 6-dhibcood.

Dhanka kale Chelsea ayaa awoodi weysay iney mininkooda guul kaga garaan Southampton kaddib markii uu kulankooda kusoo dhamaaday goolal la’aan 0-0.

Laba dhinacba isku dayo goolkaa waa ay sameeyeen haba ugu badnaatee naadiga Chelsea ayaa waqtiga dheesha ayaa kusoo dhammaaday garba siman oo goolal la’aana.

Marcus Rashford slips the ball home after being played in by Alexis Sanchez for Manchester United's second goal

Romelu Lukaku is alive to the situation after Martin Dubravka failed to hold onto Marcus Rashford's free-kick

The Belgian striker celebrates after scoring with his first touch just 38 seconds after coming on as a substitute

Ander Herrera, Sanchez and Rashford celebrate with the goalscorer Lukaku in the second half of the league encounter

Newcastle defender DeAndre Yedlin consoles Martin Dubravka after his error let Manchester United break the deadlock

Chelsea striker Alvaro Morata had a goal ruled out for offside against Southampton on Wednesday night at Stamford Bridge

Chelsea winger Eden Hazard attempts to retain possession while under pressure from James Ward-Prowse

Hazard manages to keep the ball even when put under intense pressure by Ward-Prowse during the Premier League clash

Chelsea striker Morata controls the ball as Southampton's Ward-Prowse watches on during the tight contest in London

Southampton defender Jannik Vestergaard competes for possession with Chelsea midfielder N'Golo Kante

Hazard goes for goal as he attempts to give Chelsea the lead while Oriol Romeu tries to block the Belgian's effort

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close