MAN CITY vs LIVERPOOL: Arag Safafka ay ku soo gali karaan kulanka la wada sugayo ee Caawa

(England) 03 Jan 2019. Manchester City ayaa caawa mininkeeda ku marti galin doonta Liverpool kulan ciyaareed xiiso leh oo la wada sugayo.

Kulanka waxaa dha dhan u yeelaya in City ay dooneyso inay soo yareyso farqiga dhibcaha ee Reds halka ay wiilasha Jurgen Klopp ay rajeynayaan inaan laga jabin rikoodhka guul darro la’aanta Premier League ee kal ciyaareedkan.

James Milner ayaa u soo laabtay Liverpool balse waxay u badan tahay inay qadka dhexe ku soo bilaaban doonaan Wijnaldum, Fabinho iyo Henderson.

Dhanka City  Kevin De Bruyn ayaa shaki laga muujinayaa iyadoo la saadaaliyay inay dhexda ku soo bilaaban doonaan labo Silva iyo Fernandinho.

EEG SAFAFKA ay Caawa la soo shirtagi karaan Man City iyo Liverpool:

CITY:

Man City team news predicted line up Liverpool

REDS:

Liverpool team news predicted line up Man City

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close