Kulankii Xalay, malaha waa kii ugu dambeeyay uu ciyaaro Chelsea…(SAWIRRO Caddeyn u noqon kara inuu tagayo Fabregas)

(London) 03 Jan 2019. Chelsea ayaa xalay bar baro-goolal la ‘aan ah la gashay kooxda Southampton xilli uu Cesc Fabregas u gacan haatiyay taageerayaasha wax u muuqay inuu kulanku ahaa kii ugu dambeeyay uu xirto maaliyada Blues.

Kubbad qaabeeyaha reer Spain ayaa waxaa ka muuqday dareen xoogan mar uu macsalaameynayay taageerayaasha isagoona taabtay calaamada Chelsea.

Fabregas ayaa qarka u saaran inuu heshiis labo sano iyo bar ah ugu biiro kooxda Monaco ee dalka Faransiiska oo uu horkacayo saaxiibkii hore ee Thierry Henry.

Haddaba DAAWO SAWIRRO caddeyn u noqon kara in Fabregas uu ka tagayo Chelsea:

 An emotional Fabregas - he could play his final Chelsea game in the FA Cup on Saturday

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close