Shaxda Kooxda ugu fiican Premier League ilaa iminka oo la soo saaray….(Yaa kaga jira Naadigaad Taageerto?)

(England) 01 Jan 2019. Waxaa soo idlaaday wajiga hore ee Premier League waxaana maanta curtay sanad Cusub waxaana la soo saaray kooxda ugu fiican Premier League ilaa iminka.

Waxaa shaxda si lama filaan ah uga soo muuqday Garabka Midig ee daafaca naadiga Crystal Palace ee Wan-Bissaka iyo waliba goolhayaha West Ham ee Łukasz Fabiańsk.

Kooxdan ayaa waxaa soo saaray Whoscored.com oo sheegtay in shaxda kooxdan ay ku saleysay Tiro-koob dhan kasta ah oo ay sameysay.

Waxaa Yaab noqotay in Tiro-koobka ay sheegtay Whoscored.com, ay ku soo bixi waayaan goolhayahaasha Liverpool iyo Manchester United.

EEG SHAXDA KOOXDA UGU FIICAN PREMIER LEAGUE ILAA IMINKA:

Gool FM.

 

Gool FM. 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close