Safafka RASMIGA ah ee Arsenal vs Fulham….(Gunners oo dooneysa inay iska dhaqdo Ceebtii ka soo gaartay Liverpool)

(England) 01 Jan 2019. Arsenal ayaa gegada Emirates daqiiqado yar kaddib la baasan doonta kooxda Fulham iyadoo maanka ku heysa inay iska dhaqdo ceebtii dhawaan ka soo gaartay Liverpool oo 5-1 ku martay.

Ramsey, Torreira iyo Lichtsteiner oo lagu soo bilaabay kulankii Reds ayaa keydka loo dhaa dhiciyay ciyaartan.

Haddaba eeg Safafka ay ku soo gali garaan Arsenal iyo Fulham:

Arsenal: Arsenal: Leno, Papastathopoulos, Koscielny, Mustafi, Maitland-Niles, Guendouzi, Xhaka, Kolasinac, Iwobi, Aubameyang, Lacazette

Badelka: Cech, Elneny, Ramsey, Torreira, Lichtsteiner, Nketiah, Saka

Fulham: Sergio Rico, Odoi, Le Marchand, Ream, Christie, Cairney, Cisse, Bryan, Schurrle, Mitrovic, Ryan Sessegnon

Badelka: Bettinelli, Johansen, Ayite, Vietto, Fosu-Mensah, Seri, Kamara

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close