Day: January 1, 2019
-
England
Kooxda Arsenal oo guul raaxe leh ka gaartay Fulham xili Aubameyang uu shabaqa gaaray + SAWIRO
(Premier League) 01 Jan 2019. Kooxda Arsenal ayaa guul raaxe leh gaartay kulankooda 21-aad ee horyaalka Premier League, kadib markii…
Read More » -
England
“Waan garaneynaa sida loo garaaco Liverpool” – Sergio Aguero
(Manchester) 01 Jan 2019. Gooldhaliyaha taariikhiga ah ee kooxda Manchester City Sergio Aguero ayaa ka hadlay kulanka adag ay kula ciyaari…
Read More » -
England
“Liverpool kuma guuleysan doonto Premier League xitaa haddii ay 5-0 uga adkaato Man City kulanka Khamiista.”.-
(England) 01 Jan 2019. Liverpool ayaa khamiista u safreysa gegada Etihad Stadium ee kooxda Manchester City kulan ay ku sii…
Read More » -
England
Safafka RASMIGA ah ee Arsenal vs Fulham….(Gunners oo dooneysa inay iska dhaqdo Ceebtii ka soo gaartay Liverpool)
(England) 01 Jan 2019. Arsenal ayaa gegada Emirates daqiiqado yar kaddib la baasan doonta kooxda Fulham iyadoo maanka ku heysa…
Read More » -
England
“Haddii ay Liverpool naga badiso….”.- Guardiola oo Digniin kama dambeys ah u diray kooxdiisa Man City ka hor kulanka Khamiista
(England) 01 Jan 2019. Manchester City ayaa khamiista Etihad Stadium ku marti galineysa hogaamiyayaasha Premier League ee Liverpool kulan uu…
Read More » -
Italy
Massimiliano Allegri oo hal arin kaliya ka doonaya Cristiano Ronaldo
(Juventus) 01 Jan 2019. Macalinka kooxda Juventus Massimiliano Allegri oo ka hadlay dhowr arimood muhiim ah, balse wuxuu inta badan wareysigan…
Read More » -
England
Raheem Sterling oo fariin u diry kooxda Liverpool kahor kulanka khamiista
(Manchester) 01 Jan 2019. Xidiga kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa xaqiijiyay in Sky Blues ay awoodo inay ka badiso…
Read More » -
England
Mid ka mid ah halyeeyada kooxda Liverpool oo ka jawaab celiyay hadal uu dhawaan sheegay Guardiola
(Liverpool) 01 Jan 2019. Halyayga kooxda Liverpool John Aldridge ayaa ka jawaabay hadal uu dhawaan sheegay macalinka kooxda Manchester City…
Read More » -
Aasiya
Xiddigaha ugu Goolasha badan sanadkii tagay ee 2018 oo la soo saaray….(Xarfaan aan la garaneyn oo garaacay Messi iyo Ronaldo)
(World) 01 Jan 2019. Waxaa la soo saaray liiska xiddigaha dhaliyay goolasha ugu badan sanadkii tagay ee 2018, laacib aan…
Read More » -
England
Kulamadii Chelsea vs Tottenham iyo Man City vs Burton oo dib loo dhigay….(Maxaa dhacay?)
(England) 01 Jan 2019. Waxaa dib loo dhigay kulamada lugta labaad ee Semi-Final ka Carabao Cup oo u dhexeeyay kooxaha Chelsea vs…
Read More »