Halyeygii Liverpool Peter Thompson oo Geeriyooday

(England) 31 Dis 2018. Halyeygii hore ee xulka England iyo Liverpool Peter Thompson ayaa ku geeriyooday da’da 76-jir.

Thompson  ayaa qeyb ka ahaa kooxdii Liverpool uu hogaaminayay Bill Shankly kuwaa oo ku guuleystay labo horyaal intii lagu guda jiray Lixdameeyadii.

Xiddiga farsamada badnaa oo ka xamaalan jiray garabka weerarka ayaa sidoo kale ka mid ahaa kooxdii Liverpool uu ku guuleysatay koobkii ugu horreeyay ee FA Cup 1965.

Thompson ayaa 16-kulan ka soo muuqday xulkii Ingiriiska ee ka qeyb galay Koobkii adduunka ee 1970 kolkaa uu xulka horkacayay Sir Alf Ramsey.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close