Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Crystal Palace vs Chelsea

(Premier League) 30 Dis 2018. Kooxaha Crystal Palace vs Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda kooxaha Crystal Palace vs Chelsea:

Crystal Palace: Guaita, Wan-Bissaka, Sakho, Tomkins, Van Aanholt, Schlupp, Milivojevic, Kouyate, McArthur, Townsend, Zaha.

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Luiz, Rudiger, Alonso, Jorginho, Kante, Barkley, Willian, Hazard, Giroud.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close