Chelsea oo guul Dirqi ah ka gaartay Crystal Palace…+SAWIIRO

( Premier League ) 30 Dis 2018. Chelsea ayaa guul ay ku rafaaday waxay 1-0 kaga badisay Crystal Palace oo ay marti u ahaayeen.

Dheesha ayaa qeybta hore lagu kala maray 0-0, iyadoo laba dhinac ay fursado dhawr sameeyeen laakiin ma suuragalin in gool ay iska dhaliyaan.

Balse dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha dambe Blues ayaa wax xogaa ka firfircooneed Palace waxay halis dhawra galiyeen goolka kooxda guriga.

Gool uu dhaliyay Olivier Giroud ayaa laga diiday kasoo Offside ama leen ka bax ahaa.

Laakiin markii cayaartu socotay daqiiqadii 51-aad N’Golo Kante ayaa u dhaliyay Chelsea goolka qura oo au guusha ku gaareen waxayna haatan kusoo dhawaadeen kooxda kaalinta seddaxaad ee Manchester City oo dhibic kaliya ka sareyda waxayna lee yihiin 43-dhibcood kooxda waqooyiga Lonodn.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close