Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Juventus vs Sampdoria

(Serie A) 29 Dis 2018 Kooxaha Juventus v Sampdoria ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda kooxaha Juventus v Sampdoria:

Juvetus: Perin, De Sciglio, Rugani, Chiellini, Alex Sandro, Emre Can, Pjanic, Matuidi, Dybala, Mandzukic, Ronaldo.

Sampdoria: Audero, Jacopo Sala, Ferrari, Omar Colley, Nicola Murru, Dennis Praet, Albin Ekdal, Karol Linetty, Ramirez, Caprari, Fabio Quagliarella.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close