MEEL KU QORO TAARIIKHDAN: Kaddib Rigooradii Maxamed Saalax, Kulanka Liverpool iyo Arsenal ayaa noqday kulankii…..!!

(England) 29 Dis 2018. Kulanka Liverpool iyo Arsenal iminka ku dhex maraya gegada Anfield ayaa Taariikh u dhigay horyaalka Premier League.

Ciyaarta ayaa iminka sii cago cageynaysa 4-1 ay ku hogaaminayaan wiilasha Jurgen Klopp.

Balse Rigooradii Maxamed Saalax ayaa ka dhigan in kulanka Arsenal iyo Liverpool uu noqday kulankii ugu goolasha badnaa ebid taariikhda Premier League.

Isku dar labada kooxood ayaa iska dhaliyay 154-gool mana jirto kooxo intaa oo kale iska dhaliyay horyaalka Ingiriiska.


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close