Juventus oo dhigtay Rikoodh Taariikhi ah xilli uu Ronaldo dhaliyay Goolkii 100-aad ee….

(Italy) 29 Dis 2018. Juventus ayaa 2-1 uga adkaatay kooxda Sampdoria kulankii 19-aad ee horyaalka Serie A ee xilli ciyaareedkan kaa oo u horseeday Rikood Taariikhi ah.

Cristiano Ronaldo ayaa wada dhaliyay labada gool kuwaa oo ka dhignaa goolashii 100-aad ay Juventus xagaagan ka dhaliso dhammaan tartamada.

Guusha Juve ayaa la micno ah inay Rikoodh Taariikhi ah ka sameysay horyaalka Serie A kaddib markii ay ururusatay 53-dhibcood 19-kulan ay ciyaartay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close