Allegri oo baranaya Luqada Ingiriiska si uu u qabto xilka Manchester United….(Haddaba EEG sida ay u muuqan doonto SHAXDA Red Devils)

(Europe) 28 Dis 2018. Tababaraha Juventus Mex Allegri ayaa si wayn lala xiriirinayaa xilka tababaranimo ee Manchester United waxaana laga yaabaa inuu ku soo biiro suuqa xagaaga.

Macalinka reer Talyaani ayaa ka mid ah macalimiinta ugu cad cad inay si joogta ah u qabtaan xilka Man United maadaama uu iminka si ku meel gaar ah u sii hayo Ole Gunnar Solskjæ.

SunSport ayaa fahansan in macalinka Juventus uu aad u doonay inuu qabto xilka kooxda reer England isla markaana uu durba sii bilaabay barashada Luqada Ingiriiska.

Haddaba EEG Sida ay u muuqan karto SHAXDA Manchester United haddii uu xilka u qabto Allegeri:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close