Day: December 28, 2018
-
England
Allegri oo baranaya Luqada Ingiriiska si uu u qabto xilka Manchester United….(Haddaba EEG sida ay u muuqan doonto SHAXDA Red Devils)
(Europe) 28 Dis 2018. Tababaraha Juventus Mex Allegri ayaa si wayn lala xiriirinayaa xilka tababaranimo ee Manchester United waxaana laga…
Read More » -
England
ARAG: Safafka ay Berito ku soo gali karaan Liverpool vs Arsenal…..(Kulan la wada sugayo)
(England) 28 Dis 2018. Liverpool oo maanka ku heysa sidii ay muddo dheer kaddib ugu guuleysan lahayd horyaalka Ingiriiska ayaa…
Read More » -
Italy
Allegri oo ka jawaab celiyay wararka sheegaya in uu tababare u noqon doono Manchester United
(Italy) 29 Dis 2018. Macalinka kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa ka jawaabay wararka sheegaya in uu tababare u noqon doono Manchester…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo difaacay Kalidou Koulibaly, isagoo si weyn u dhaleeceeyay falalka cunsirinimo ee ka jira gudaha Talyaaniga
(Italy) 29 Dis 2018.Tababaraha kooxda Chelsea ee Maurizio Sarri ayaa xaqiijiyay in mas’uuliyiinta Talyaaniga ay u baahan yihiin in ay…
Read More » -
England
Unai Emery oo talooyin muhiim ah u jeediyay ciyaartoyda Arsenal si ay kaga badiyaan kooxda Liverpool
(Arsenal) 29 Dis 2018. Macalinka kooxda Arsenal Unai Emery ayaa ka codsaday ciyaartoyda kooxdiisa inay is dajiyaan isla markaana ay diirada…
Read More » -
England
“Liverpool waxay diyaar u tahay inay ku guuleysato koobab, sababa la xiriira Klopp” – Dejan Lovren
(Liverpool) 29 Dis 2018. Difaaca kooxda Liverpool Dejan Lovren ayaa xaqiijiyay in tababare Jürgen Klopp uu ku guuleystay inuu dhiso koox…
Read More » -
England
Kahor kulanka Bournemouth, tababare Solskjær oo si weyn u amaanay Paul Pogba
(Manchester) 29 Dis 2018.Tababaraha ku meel gaarka ah ee kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa amaanay xidigiisa khadka dhexe…
Read More » -
Italy
Kabtanka Inter Milan Icardi oo u Hiiliyay Daafaca Madowga ah oo ay sida xun ula dhaqmeen Taageerayaasha Kooxdiisa
(Milano) 28 Dis 2018. Kabtanka Inter Milan Mauro Icardi ayaa garab istaagay daafaca Madowga ah ee kooxda Napoli Kalidou Koulibaly…
Read More » -
England
Tababare Solskjaer oo Doortay Kabtankiisa joogtada ah ee Manchester United
(Manchester) 29 Dis 2018. Tababaraha ku meel gaarka ah ee Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa doortay kabtanka sida joogtada ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Suarez, Griezmann iyo Xarfaan kale oo badan oo ka qeyb galay AROOSKA Kabtanka Atletico Madrid Godin iyo Laacibka oo Hadiyadaha Arooskiisa oo Idil ku bixiyay……+SAWIRRO
(Uruguay) 28 Dis 2018. Kabtanka xulka Uruguay iyo kooxda Atletico Madrid Diego Godin ayaa arbacadii la aqal galay Sofia Herrera…
Read More »